Daawo Dayax Dalnuurshe oo Ka Dagay Hargaysa Sheegayna Sababta Socdaalkiisa Video

Daawo Dayax Dalnuurshe oo Ka Dagay Hargaysa Sheegayna Sababta Socdaalkiisa Video

daajis.com:- Fanaan ka Dayax Dal nuurshe oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Dhalinyarada ah ayaa Si Wayn loogu Soo Dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hargaysa ee Cigaal Waxaana kusoo Dhoweeyey Wariyeyaal iyo Fanaaniin.

Dayax oo kasoo Kicitimay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa sheegay inuu Magaalada Hargaysa u Tagay ka Qayb Galka Bandhig Faneed Sanadka Cusub Lagu Qaban Doono Magaalada Hargaysa.


Sanadihii ugu Danbeeyey Fanka Soomaaliyeed ayaa Sare usoo Kacayey Waxaana Jirta Dhalin Yaro Badan oo Fanka kusoo Biirayey Mudooyinkii ugu Danbeeyey.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada