Daawo:- Maxaa laga helay guriga cabdi shakuur

Daawo:- Maxaa laga helay guriga cabdi shakuur

daajis.com:- God news somalay 18 million oo laga helay guriga ina cabdi shakuur $18 million oo mooshinka loogu talo galay ayaa laga helay guriga ina cabdi shakuur lacagtan ayaa waxaa guriga geeyay safaarada imaaraadka waxaana xogtaan sahlay kaamirooyin lagu xidhay guriga ina cabdi shakuur oo sirdoonku la socday mudo 5 todobaad ah,

Cadeeymo buuxo ayaa lagu hayaa ina cabdi shakuur iyo siyaasiin kale oo badan, waana howl gal is dabayaalo oo aanan ku ekaan doonin ina cabdi shakuur Ceebtii aduunka ayaa ku dhacday iyo fadeexad weeyn kooxdii qaran dumiska ahayd,

dowladu waa ku mahadsantahay Ina cabdi shakuur xabad ayaa kilida uga dhacday ayaa la leeyahay walina gacanta sirdoonka ayuu ku jiraa Dhinaca kale waxaa guryahodii ka cararay mahad salaad iyo axmed macalin fiqi oo safaarada imaraadka galay,








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada