Daawo Video: R/wasaaraha Itoobiya oo si kulul Uga hadlay Soomaali Badan oo Oromadu Xasuuqday iyo Xiisad taagan

Daawo Video: R/wasaaraha Itoobiya oo si kulul Uga hadlay Soomaali Badan oo Oromadu Xasuuqday iyo Xiisad taagan

daajis.com:-  R/wasaaraha Itoobiya  ayaa si kulul uga hadlay  Weerarkii Oromada ay ku Xasuuqday  Soomaalida Tirada badan, kuwaasi oo gaadhaya 100-Ruux,  oo goob ay ku sugnaayeen lagu Xasuuqay.


Wuxuu sheegay in kuwa dilkaasi gaystay ay yihiin Dambiilayaal, islamarkaana Sharciga lala tiigsan doono, Wuxuuna sheegay in la shaacin doono sida ay wax u dhaceen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada