MUUQAAL: Barafkii ugu Xooganaa oo Ka Da’ay Dalka Ingiriiska, Shacabka oo La yaaban iyo Saamaynta uu yeeshay

MUUQAAL: Barafkii ugu Xooganaa oo Ka Da’ay Dalka Ingiriiska, Shacabka oo La yaaban iyo Saamaynta uu yeeshay

daajis.com:- Baraf aad u xoogan ayaa ka da’ay dalka Ingiriiska, kaasi oo saamayn Balaadhan ku yeeshay isku socodaka Gawaadhida, dadka iyo Duulimaadyada Diyaaradaha.


Qaar kamid ah shacabka oo ka hadlay dareenkooda ayaa sheegay inay xaaladu tahay mid aad u adag, Waxaana laga digay inay dadku gaadiidka, Iyadoona ay dhaceen Shilal kala duwan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada