MUUQAAL: Faarax Gacan oo C.maalik Coldoon & Dabcasar Weerar ku qaaday iyo Jawaabta uu kasoo Bixiyey Coldoon

MUUQAAL: Faarax Gacan oo C.maalik Coldoon & Dabcasar Weerar ku qaaday iyo Jawaabta uu kasoo Bixiyey Coldoon

daajis.com:-Faarax Gacan oo ka tirsanaa Jabhadii SNM oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ku baaqay In Tallaabo adag laga qaado C.raxmaan Dabcasar, Wuxuuna sidoo kale  eedayn kulul dusha uga tuuray C.maalik Coldoon.  ” C.maalik Coldoon nin u dhashay Somaliland ma aha ee waa nin ku soo dhuuntay “ Ayuu yidhi.


Dhinaca kale C.maalik oo Arintan Jawaabay ayaa yidhi  “Faaraxow Habaryoonis baan isku ogaa , adigana Habarjeclo baan kugu ogaa , ma ogi waxa isbadalay , Burco-na waynu wada degnaa dhulkana waynu wadaleenahay , u malayn maayo isbadalkan aad sheegaysaa in uu la dhashay xukuumadda Cusub.”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada