MUUQAAL: Nimcaan Hilaac oo siwayn BOORAME Loogu soo dhoweeyay, Una Quus gooyey Kuwii Hargeisa ka caayey

MUUQAAL: Nimcaan Hilaac oo siwayn BOORAME Loogu soo dhoweeyay, Una Quus gooyey Kuwii Hargeisa ka caayey

daajis.com:- Fanaanka Nimcaan C.raxmaan Xasan ( Hilaac ) ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal, isagoo kasoo galay dhinaca Xaduudka ee dalka Jabuuti.


Nimcaan ayaa horay u tagay magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, Wuxuuna markaasi kadib Hanjabaado kala Kulmay maamulkii Wakhtigiisu dhamaaday ee Siilaanyo, Iyadoona Laga saaray Koox Faneedkii Xidigaha Geeska oo iyagu Siyaasada qayb ka ah, Waxaana Soo dhowaynta maanta magaalada uu kasoo jeedo loogu sameeyay ay u Quus goysay Kuwii Dacaayada la daba joogay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada