MUUQAAL: Xisbiga Wadani “S.land waa Maamul Goboleed, Hadii DF-Somalia ay Maamulka Hawada la wareegtay

MUUQAAL: Xisbiga Wadani “S.land waa Maamul Goboleed, Hadii DF-Somalia ay Maamulka Hawada la wareegtay

daajis.com:- Masuul ka tirsan Xisbiga Wadani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ka hadlay Dawladda Soomaaliya oo maalintii shalay 27-sano kadib lasoo Wareegtay Maamulka Hawadda Soomaaliya, Wuxuuna Dhaliilo Culus dusha uga tuuray Wasiirkii Duulista Xukuumadii Siilaanyo oo Shacabka Been u sheegi Jiray.


“Munaasibada maamulka Hawada Soomaaliye ee Xadhiga uu ka jaray Madaxwayne Farmaajo waxay Dhabar jab ku tahay Somaliland, Waxaynu ka dhigan nahay inaynu Nahay Maamul Goboleed ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya “. Ayuu yidhi Xoghayaha Duulista iyo Hawada  ee Xisbiga Wadani Nuura-diin Diini.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada