Muuqaal: Soomaali ku Noolayd Yemen oo bilaabay inay naftooda la baxsadaan Markii la dilay Cali Cabdale Saalax

Muuqaal: Soomaali ku Noolayd Yemen oo bilaabay inay naftooda la baxsadaan Markii la dilay Cali Cabdale Saalax

daajis.com:- Soomaalida ku noolaa dalka Yemen ayaa Bilaabay inay dib ugu soo Noqdaan dalkooda Soomaaliya, Iyagoona Naftooda kala baxsanaya Colaadaha iyo Xaalada adag ee dalkaasi Yemen ka taagan.


Waxaana dalkaasi yemen ka socda dagaalo Qadhaadh iyadoona dhowaan Halkaasi lagu dilay madaxwaynihii Hore ee dalkaasi Yemen Cali Cabdalle Saalax. Sidoo kalana waxaa Jira Duqaymo ay ka gaysanayaan Isbahaysiga Sucuudigu Hogaaminayo.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada