Daawo Muuqaal: Madaxwayne Farmaajo oo Cadaado kala Kulmay soo dhowayn Balaadhan iyo Khudbadii uu ka jeediyey

Daawo Muuqaal: Madaxwayne Farmaajo oo Cadaado kala Kulmay soo dhowayn Balaadhan iyo Khudbadii uu ka jeediyey

daajis.com:-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Cadaado.


Wafdiga Madaxweynaha ayaa safar dhinaca dhulka kaga yimid magaalada Gaalkacyo, waxaana lagu soo dhoweeyay afaafka hore ee Cadaado.

Dadweyne fara badan oo waddooyinka taagnaa ayaa soo dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo oo safarka dhulka uu ku wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa loo gelibiyay Madaxtooyada Cadaado, halkaasi oo madaxwaynaha uu kula hadlay Kumanaan kamid ah dadkii soo dhoweeyay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada