Daawo Video:Dekedii Berbra oo La Boobay iyo Muuse Biixi oo Fariin Loo Diray

Daawo Video:Dekedii Berbra oo La Boobay iyo Muuse Biixi oo Fariin Loo Diray

daajis.com:- Qaylo Dhaan ayaa Maanta Laga Soo Sheegayaa Magaalada Berbera ee Waqooyiga Dalka Kadib Markii La Boobay Dhul ay Dekeda Berbera Lahayd Sida Maanta ay Sheegeen Masuuliyiinta Dekeda Gacanta ku Haysa.


Magaalada Berbera ayaa ah Isha Dhaqaale ee Kaliya ee Maamulka Somaliland Nuugo Waxaana Mudooyinkii Danbe Ka Taagnaa Muran iyo Boob.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada