Muuqaal Xiiso leh: Warbaahinta Turkiga Oo Soo duubtay Tababarka Ciidamada Soomaliya lagu siiyo Saldhiga Turkiga

Muuqaal Xiiso leh: Warbaahinta Turkiga Oo Soo duubtay Tababarka Ciidamada Soomaliya lagu siiyo Saldhiga Turkiga

daajis.com:-   Warbaahinta dalka Turkiga ayaa Warbixin Xiiso leh ka diyaariyey Tababar kala duwan ee Ciidamada Soomaaliya lagu Siinayo Saldhiga ay Dawladda Turkigu dhowaan ka furtay duleedka magaalada Muqdisho.


Ciidamada Soomaaliya ee Lagu Tababaro Saldhigaasi ayaa waxaa markiiba sidoo kale Qalabkooda iyo Hub Casriya Siisa Dawladda Turkiga. DAAWO WARBXINTA IYO TABABARKA AY QAATAAN.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada