MUUQAAL: Daawo Soo dhowayntii ugu balaadhnayd oo Farmaajo garoowe kala Kulmay iyo Khudbadii uu Ka Jeediyey

MUUQAAL: Daawo Soo dhowayntii ugu balaadhnayd oo Farmaajo garoowe kala Kulmay iyo Khudbadii uu Ka Jeediyey

daajis.com:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaadhan uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay magaalada Garoowe, Halkaasi oo si Balaadhan loogu soo dhoweeyay.


Booqashada Madaxweyne Farmaajo ee Garowe ayaa ah tii u horeysay uu ku tago Puntland, tan iyo markii sanadkii hore loo doortay xilka Madaxweynaha, iyadoona Boqolaal dadweyne oo ka kala yimid xaafadaha Garoowe ay taagnaayeen waddooyinka, sidoo kale ardayda dugsiyada Garoowwe ayaa qeyb ka ah soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo.
Madaxwayne Farmaajo ayaa ugu horayn Boqolaal kamid ah Shacabka kula hadlay Barxada Garoowe, Wuxuuna Intaasi kadib Warbaahinta kula hadlay Madaxtooyada Garoowe.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada