MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo BOOSAASO Kala Kulmay soo dhowayn Balaadhan iyo Khudbad uu ka Jeediyey

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo BOOSAASO Kala Kulmay soo dhowayn Balaadhan iyo Khudbad uu ka Jeediyey

daajis.com:-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo booqasho ku maraya Qaybo kamid ah dalka , ayaa maanta soo gaadhay  xarunta gamacsiga ee Bosaso oo si weyn loogu soo dhaweey wefdiga Madaxweynaha Soomaaliya.


Bulshada qeyabheeda kale duwan oo gacmaha ku sida calanka Soomaaliya iyo kan Puntland ,isla markaana taagan hareeraha waddooyinka magaalada iyo mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa Madaxwynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigiisa si heer sare ah ugu soo dhoweeyay magaalada Bosaso.

Madaxwaynaha ayaa goob Fagaare ah kula hadlay Kumaanan kamid ah Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada