MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Lagu soo dhoweeyay GELIN-SOOR Iyo Deegaano kale oo ka tirsan Galmudug

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Lagu soo dhoweeyay GELIN-SOOR Iyo Deegaano kale oo ka tirsan Galmudug

daajis.com:- Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay deegaano ka tirsan Galmudug oo ay kamid yihiin magaalooyinka Gelinsoor iyo Bandiiradley.


Madaxwaynaha ayaa intaasi kadib uga sii gudbay magaalada cadaado ee Xarunta u ahayd maamulka Galmudug, Halkaasi oo kumanaan ruux kusoo dhoweeyeen,Islamarkaana uu Caawa ku Hoyan doono.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada