MUUQAAL: Wasiirka Cusub ee Arimaha Gudaha Maxaad ka Taqaan Iyo Qaabka Muqdisho loogu soo dhoweeyay

MUUQAAL: Wasiirka Cusub ee Arimaha Gudaha Maxaad ka Taqaan Iyo Qaabka Muqdisho loogu soo dhoweeyay

daajis.com:- Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye.


Waxaa soo dhaweyntiisa qeyb ka ahaa Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow), Wasiirka Isgaarsiinta Cabdi Cashur, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqidsho Thaabit Cabdi Maxamed iyo xubno kale.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka mahad ecliyay soo dhaweynta loo sameeyay, isaga oo sheegay in ay jiraan wax yaabo badan oo ay ka filanayaan bulshada Soomaaliyeed, isaga oo Alle ka baryay in uu u fududeeyo xilka cusub ee loo magacaabay.

Waxaana Halkaas lagu soo bandhigay Qofka uu yahay Wasiirka Cusub ee Arimaha Gudaha.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada