Muuqaal: Faarax Macalin oo ka digey Heshiiska ONLF Itoobiya, kana halday Xaqiiqada Itoobiya

Muuqaal: Faarax Macalin oo ka digey Heshiiska ONLF Itoobiya, kana halday Xaqiiqada Itoobiya

daajis.com:-  Siyaasiga Soomaalida Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka dalkaasi Faarax Macalin ayaa ka digay heshiiska Itoobiya la galeyso jabhadda ONLF ee Soomaali Galbeed, kana socda magaalada Nairobi.

Faarax Macalin ayaa sheegay in heshiisay Itoobiya ka raadineyso ONLF xilligan uu yahay mid ay ku dooneyso inay dan gaara ku gaarto si culeyska uga heysta qowmiyadaha kale ay ugu jeesato, wuxuuna ka digay inuu mari doono halkii ay mareen heshiisyadii hore.

halkaan hoose ka daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada