MUUQAAL XIISO LEH: Beeraha gobolka Sool iyo Dhalinyaro Jaamacad kasoo baxday oo ka mid ah dadka Tabcada

MUUQAAL XIISO LEH: Beeraha gobolka Sool iyo Dhalinyaro Jaamacad kasoo baxday oo ka mid ah dadka Tabcada

daajis.com:- Gobolka Sool waxaa ku yaalla 470 Beerood oo laga soo saaro dalagyada fud fudud oo u badan khudrada Cagaaran,  Beeralayda ayaa ku waramaya fursadaha qaaliga ah ee ku jira tabcashada Beerahani.


Maxamed Cabdi Salaan Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada Jaamacaha uga baxay Cilmiga Beeraha ayaa ka mid ah dadka tabcada.

Beeraha isla markaana waqti badan iyo dedaal badan ku bixiya wax soo saarka beerahan ayaa nooga waramay xaalada ay ku sugan yihiin iminka Beeraha .
Proff C/risaaq Maxamed Aadan Lafoole oo ah gudoomiyaa guud ee Jaamacada Nugaal ayaa isna ka waramay kaalinta ay ku jirto wax soo saara beeraha ee dalka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada