Daawo: Gabadh ka timid Hargeisa oo Garoonka Muqdisho Oohin Qabsatay, Kadib 27-Sano oo Xili Habayn ah ay Diyaaradii ugu horaysay ka raacday

Daawo: Gabadh ka timid Hargeisa oo Garoonka Muqdisho Oohin Qabsatay, Kadib 27-Sano oo Xili Habayn ah ay Diyaaradii ugu horaysay ka raacday

daajis.com:- Dawladda Soomaaliya ayaa ku guulaystay in Diyaaradii ugu horaysay ay Xili habayn ah si toos ah uga duusho magaalada Muqdisho iyadoona ay dareen Farxadeed Bulshadu ka bixiyeen.


Gabadh ka timid magaalada Hargeisa ayaa Farxad la Oyday markii loo sheegay inay kamid tahay dadkii Nasiibka u yeeshay inay 27-sano kadib Diyaarad uga dhoofaan Muqdisho Xili habayn ah iyagoo kusii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Dhinaca kale Wasiirada Maaliyadda iyo Duulista iyo Hawada Xukuumada Soomaaliya ayaa dhankooda ka hadlay Wuxuu ka dhigan yahay Safarkaani.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada