Daawo: Madaxwayna United S.land oo soo Bandhigay Xukuumada uu dhisay , Maxaa dhexmaray Awdal & Khaatumo

Daawo: Madaxwayna United S.land oo soo Bandhigay Xukuumada uu dhisay , Maxaa dhexmaray Awdal & Khaatumo

daajis.com:-   Madaxwaynaha United Somaliland State Mustafe Martin ayaa dhowaan magacaabay Qaar kamid Golohiisa Wasiirada, Wuxuuna ka hadlay Halkee ay joogaan iyo Meelaha ay kasoo jeedaan.


Raysal wasaare Waxay u doorteen Farxaan C.qaadir Maxamed, Halka Maxamed Cismaan dhiirane loo doortay Wasiirka Arimaha debedda, Xasan Cabdi Caynaanshe ayaa loo doortay Wasiirka Dhinaca Warbaahinta,
Wasiirka dekeddaha Iyo badda ayaa waxaa loo dortay Xasan Xaaji Amare, Halka C.wali yaasiin Suudi loo doortay Qorshaynta, Xasan Kaamil Abtidoon Maaliyadda, Halka Faysal Xasan C.laahi Cadaaladda iyo Faysal Faarax Suusle loo doortay Xoghayaha Hidaha iyo Dhaqanka.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Heshiisyo uu la galay Khaatumo iyo Awdal iyo Xidhiidhka dhinaca Dibeedda iyo Shirka dhowaan ay ku Qaban doonaan magaalada London.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada