Muuqaal: Trump oo Aqalka Cad kusoo Bandhigay Balaayiin Dollar oo Hub kala Duwan Sucuudigu uga iibsanayo USA

Muuqaal: Trump oo Aqalka Cad kusoo Bandhigay Balaayiin Dollar oo Hub kala Duwan Sucuudigu uga iibsanayo USA

daajis.com:- Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa Aqalka Cad kusoo dhoweeyay  Dhaxal sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Bin-salman.


Waxay Halkaasi lagu soo banadhigay Lacago Balaayiin Dollar ah oo Sucuudigu Maraykanka Hub kala duwan uga Iibsan doono, Waxaana Khudbado kasoo jeediyey Maxamed Salmaan iyo Donald Trump.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada