Daawo : Wasiirkii Itoobiya U Saxiixay Heshiiskii Berbera oo Shaaca ka qaaday Sir Muhiim u ah Soomalida

Daawo : Wasiirkii Itoobiya U Saxiixay Heshiiskii Berbera oo Shaaca ka qaaday Sir Muhiim u ah Soomalida

daajis.com:- Wasiirka gadiidka ee dowlada Federaalka Itoobiya ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaayo siiyay mid kamid ah warbaahinta soomaalida kasoo oga hadlay xasarada siyaasadeed ee kadhalatay heshiiskii sadex geesoodka ahaa.

Wasiirka oo haatan kusugan magaalada hargeysa ee xarunta somaliland ayaa sheegay in heshiiskaas faa iido weyn uleeyahay mandaqada waxaana oo sheegay in itoobiya ka faa iidi doonto.

Wasiirka ayaa waraysigaan kudhex shaaciyay arimo badan oo maalmahan la isla dhex maraaye oo kusaabsan sida itoobiya qeybta oga noqotay.
HALKAN GUJI OO KA DAAWO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada