Muuqaal: Shirkadda Turkish Airline oo Siwayn uga Farxisay Dawladda Somalia “Howlgelinta Diyaarada Somali Airline”

Muuqaal: Shirkadda Turkish Airline oo Siwayn uga Farxisay Dawladda Somalia “Howlgelinta Diyaarada Somali Airline”

daajis.com:-  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo dadaal ugu jirta sidii dib loogu soo celin lahaa howlihii ay Shirkaddii SomaliAirlines u qaban jirtay umadda soomaaliyeed.


Hadaba Wasiirka gaadiidka iyo duulistaha hawada Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad (Oomaar) oo ku sugan Dalka turkiga oo ka hadlay arrintaas iyo Kulamada ay layeesheen Madaxda Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airline oo kamid ah kuwa loogu Jecel yahay Caalamka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada