Daawo Video: Ciidamada Ilaalada u ah Madaxwaynaha Turkiga & Dhoolatuskii

Daawo Video: Ciidamada Ilaalada u ah Madaxwaynaha Turkiga & Dhoolatuskii

daajis.com:-Waxaanu Halkan idiinku soogudbinaynaa Muuqaalka Dhoolatus Cajiib ah oo ay sameeyeen Ciidamada Ilaalada u ah Madaxwaynaha dalka Turkiga ERDOGAN, iyo Xuska Munaasibada maalinta Booliska ee dalka Turkiga.

Turkiga ayaa kamid ah dalalka Caalamka Kuwooda ugu Awooda Badan, Islamarkaana wuxuu leeyahay Ciidamo badan oo kamid ah NATO, Sidoo kalana waxaa la sheegaa inay yihiin kuwa Sooma-jeestayaal ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada