MUUQAAL: Donald trump oo Qaabilay Amiirka Qadar, Islamarkaana Badalay Luuqadii Hore iyo hadal yaab leh

MUUQAAL: Donald trump oo Qaabilay Amiirka Qadar, Islamarkaana Badalay Luuqadii Hore iyo hadal yaab leh

daajis.com:- Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa Qaabilay Amiirka Dalka Qadar Sh. Tamiim Bin Xamad oo Booqsho ku jooga dalka Maraykanka.


Madaxwayne Trump ayaa siwayn u badalay Luuqadiisii hore, Wuxuuna Amaan u jeediyey Dawladda Qadar, Sidoo kale Wuxuu Xulufada Sucuudigu Hogaamiyo ee Go’doomiyey dalka Qadar ugu baaqay inay Joojiyaan Taageerada ay siiyaan Xagjirka, iyadoona arintaas horey Qadar oo keliya loogu eedeeyay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada