8-Jir Ka Xoog Badan 100 Qof oo New Delhi Lagu Arkay (Daawo muqaal layaab leh bulshadana ka yabiyay)

8-Jir Ka Xoog Badan 100 Qof oo New Delhi Lagu Arkay (Daawo muqaal layaab leh bulshadana ka yabiyay)

8 Jir dhalashadiisu tahay Hindi ayaa ka yaabiyey Shacab badan oo ku nool Caasimada India ee New Delhi iyo Indhaha Caalamka oo idil kadib markii uu soo bandhigay arimo lala yaabo.

Wiilkani ayaa ayaa lagu qiyaasay ineey Lafaha dhabarkiisa danbe (DUUDKIISA ) ay ka xoog badanyihiin 100 Qofood , waxa uuna jiidayaa Gawaarida nuucyadooda kala duwan.

Muuqaal ahaan marka aad arkeyso Cunugani aadka yar maku fakaraysid inuu Mooto xitaa jiidi hasa ahaatee gaari nuucyadooda kala duwan ayuu Garbahiisa qeybta danbe lafaha ku jira ku jiidayaa.

Halkaan ka daawo muqaal layaab leh bulshadana ka yabiyay.
layaabka aduunka


_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada