Arin Layaab Leh Dameer Soomaaliya laga soo Safriyay oo kudhalay Dalka Swizeland Aqriso .

Arin Layaab Leh Dameer Soomaaliya laga soo Safriyay oo kudhalay Dalka Swizeland Aqriso .


Khubaro badan oo kamida Aqoonyahanada ku Takhasusay Culuumta Dhinaca Xawayaanka ayaa Hore u sheegay in Dameeraha ku Nool Dhulalka ay Soomaalidu Degto ay Dunida Naadir kuyihiin, sidaas oo ay tahayna waxaa Dhowaan Dalka Swizerland Safriyay Dameer Uur lahayd Taasi oo Maalmo kadib ku dhashay Goobtii Xanaanaynta ay ugu jirtay.

Dameerkaan ilmaha ah ee Dameertu dhashay waa dhedig waxaana loo bixiyey magaca Jana, Dameerta Yari waxay lugaha uga eg tahay dameer farowga oo isagu inta badan Duur kujir ah.

Dameeraha Noocan oo kale ah ee lugaha uga eg dameer farowga ee ku Nool dhamaan Dunida waxay dhan Yihiin inta laga tiriyey

ee dunida ku nool ilaa 200- oo dameer, waxayna Taasi Muujinaysaa sida ay ugu Yar yihiin Dunida.

Dameerkaan yar waa dameer aad iyo aad u raxmad badan, sidaasna waxaa yiri dhaqaaleeyaha dameerka, Daawashada dameerkaan dadka u soo daawasho tagaya aad iyo aad ayey u korortay Maalmihii u dambeeyay ayuu Xanaaneeyuhu Yidhi.

Qolada iska le Beerta Xawayaanka ee Dameerkan Yar iyo Hooyadiis kujiraan waxay isku dayeyaan inay dhaqaalo uga helaan ururka midowga yurub, dabadeedna ay badiyaan  dhalmada dameerahaa iyo xanaanadooda.



Gaarsii Dhamaan Asxaabtaada inTa internetka iSticmaasho (share and tag ..) Jazakallah 

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada