Beyonce oo ka heesi doonta xaflada caleemasaarka Madaxweyne Obama iyo . . .

Beyonce oo ka heesi doonta xaflada caleemasaarka Madaxweyne Obama iyo . . .


Fanaanada caanka ah ee Beyonce oo kamid eheed shaqsiyaadkii sida aadka ah u taageersanaa Modaxeyne Barack Obama ololihii ugu dambeeyay ee lagu soo dooranayay xaflado badanna dartiis u qabatay, ayaa Obama waxa uu u kusoo deray inay kamid noqoto dadka ka heesi doona xaflada caleema saarkiisa oo lagu wado iney ka dhacdo 21-ka bishaan Janaayo Washington.

Obama ayaa yiri Musikadu waxay qalbiga ka qabsatay America, eyada ayaa wax loogu gudbiyaa dadweynaha ku nool daaha Mareykanka, dhinaca kale Beyonce ayaa xaflada ka qaadi doonta heesta wadanka.

Waxaa xusid mudan in fanaanada Beyonce ay ka qeyb-gashay calaamasaarkii Obama ee 2009ki oo markii ugu horeysay loo doortay madaxweynaha dalka, mar labaad ayay hadana ka qeyb geli doontaa maadaama uu guuleystay. 




Fadlan Like Iyo Share si aad asxaabtada inTa internetka iSticmaasho ugu gudbiso Jazakallah

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada