LAYAABKA BEYDHABO:- Haweenka kunool Baydhaba oo Raggii ku xujeeyay arin layaab leh (Akhriso Layaabka)

LAYAABKA BEYDHABO:- Haweenka kunool Baydhaba oo Raggii ku xujeeyay arin layaab leh (Akhriso Layaabka)

Sida uu kusoo warinaayo wariyaheena Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Dumarka kasoo jeeda Gobolkaasi ay bilaaben inaysan guursan dhalinyaro aan kamid ahayn Al-Qacidada Somalia ee Alshabaab.

Wararka ayaa sidoo kale intaa kusii daraaya in Dumarka raxanweynta ay isku waafaqeen in ay iska ilaaliyan dhalinyarada caadiga ah islamarkaana ninka guursanaayo ay ku xujeeyan inuu kamidyahay Alshabaab.
Muumin Mukhtar muriidi oo isaga kamid ah dhalinta Baydhaba kunool ayaa shabakadda iftineducation.com u sheegay in dumarka ay bilaaben inay raga ku xujeeyan inuu kamid yahay Al-Qacidada Somalia hadii uusan kamid ahayna ay ninkaasi ka fogaanayan sida uu hadalka u dhigay Muumin Mukhtar Dhanka kale Dumarka Raxanweynt ee xaaska u ah Dagaalyahaanada Shabaab ayaa kusoo qul-qulaya Magaalada Muqdisho kadib markii Muqdisho ay dib ugu soo laabanaayan dadkii kunoolan jiray.
Arintaani ku aadan dumarka ayaa kusoo beegmeysa xili inta badan dhalinyarada kasoo jeeda Baydhabo ee Raxanweynta ah ay ku dhamaaden dagaalada mudooyinkii danbe ka howlcaayay magaalada Muqdisho iyo daafaheeda halka inta soo hartayna ay ku dhamaaden Fulinta Qaraxyada

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada