Cilmiyahano Saxarada Shinbiraha Ka Sameyay Saabun. Daawo Video-gan Adaa Yaabi Doonee. .

Cilmiyahano Saxarada Shinbiraha Ka Sameyay Saabun. Daawo Video-gan Adaa Yaabi Doonee. .

Cilmi baaris ay sameeyeen aqoonyahano u dhashay London ayaa waxey suura galiyeen in Saxarada shinbiraha laga sameyn karo saabuun. Shinbirahaan ayaa lasiinaaya cunto qaas ah si ay u soo saaraan Saxaraha ka sameysan bakterida disha wasaqda. Sida lagu daabacay Anorak, Talaadadi (22/1/2013).

Sida ay ku soo saareen cilmi baaristaan video soconaayo hal daqiiqo oo lasoo galiyay youtube akun ka GeoBeatsNews ayaa waxa lagu qeexay sida u shaqeyneyso in Saxarada shinbiraha laga sameeyo saabuun magaaladana u noqoto mid ka nadiif ah saxarada shinbiraha.


Hadii lagu guuleysto project-gaan ayaa shacabka London khaas ahaan waxey ka nasan doonaan Saxarada shinbiraha oo
  
marwalbo uga saxaroota gawaarida. 

Halkaan Ka Daawo Videoga Cilmiyahanada Saxarada Shinbiraha Ka Sameyay Saabun
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada