Daawo Muuqaalka Lionel Messi Iyo C.Ronaldo Oo Ka Wada Sheekaysanaya Kulanka El Clasico Iyagoo Isugu Hanjabay Inay Shabaqa...

Daawo Muuqaalka Lionel Messi Iyo C.Ronaldo Oo Ka Wada Sheekaysanaya Kulanka El Clasico Iyagoo Isugu Hanjabay Inay Shabaqa...

Labada laacib  ee caalamka ugu fiican  Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horeesay hal malee lag isugu keenay waxayna isla sameeyeen hal xayeysiin waxaana xayeysiin soo diyaariyay TV-ga Caanka eh  Al-Jazeera ee laga leeyahay dalka Qatar, ujeedka  xayeysiintan ayaa ahayd in lagu soo dhaweeyo kulanka labaad El Classico kaasi oo dhex mari doono Real Madrid vs  Barcelona bisha Maaros 2013. 

Xayeysiinta ayaa lagu jilay qaab ah Messi iyo Ronaldo oo is dhaafsanayaan Fariin SMS  qoraalo kala duwan wuxuuna mid walbo midka kale ugu u dirayaa inuu kulanka El Classico isaga badin doono, xayeysiinta  qaabkan ayay u dhacday:
Messi“aadban ugu hanqal tagaa kulanka El Classico
Ronaldo: “sidoo kale anigaba waan sugi la ahay, sidoo kalena waxaan jeclahay inaan Barca gool ka dhaliyo”

Messi: “Haha Haha, anigana weli waxaa ii dhiman inaan iskooro badan sii jebiyo”

Ronaldo: “Blah, blah, blah..” oo uu ula jeeday inuusan Messi sameen karin iskoorada uu ku riyoonaa”
Messi: “waan isla joognaa waxaa inoo balan ah Maarso iyo qofka iga hor istaagi doono inaan Iskooro dheeraad ah dhigo”
Ronaldo“Maba sugi karo bisha Maarso”


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada