Weriyayaasha Soomaalida ee ka howl gala telefishinada oo sameeya qaladaad aan caadi ahayn..(Daawo Muqaal+Warbiixn)

Weriyayaasha Soomaalida ee ka howl gala telefishinada oo sameeya qaladaad aan caadi ahayn..(Daawo Muqaal+Warbiixn)

Weriyayaasha Soomaalida ee ka howl gala telefishinada Soomaaliyeed ayaa waxaa la sheegay inay sameeyaan mararka qaarkood qaladaad aan caadi ahayn oo fara badan xilliyada ay ku gudo jiraan soo tabinta wararka iyo barnaamijyada kala duwan ee ka baxaayo telefishinka taas oo keenta in mar kale la duubi barnaamijaas si loo saxo qaladkaas. 


Weriyayaasha Soomaalida oo inta badan aan la hayn qibrad ku filan ee xaga telefishinka islamarkaana aan soo qaadan tababar la xiriiri soo hor istaaga kaamirada ayaa waxaa dhacdo marar badan oo ay ku gudo jiraan soo tabinta wararka iyo barnaamijyada inay galaan qaladaad badan oo keena in la joojiya barnaamijkaas ama warkaas si loo saxo oo hadana dib dambe loo duubo, iyadoona ay dadweynuhu aysan arag qaladaadkaas oo loo soo gudbiyo oo kaliya kan ugu wanaagsan ee la duubay. 

Ugu dambeyntiina iyadoo ay run ahaantii ay tahay wax caddi ah inay dhacaan qaladaadkaas ayaa wariyayaasha Soomaalida waxay uga duwan yihiin iyadoo ay inta badan wariyayaasha ka howlgala telefishinada Soomaaliyeed ay yihiin kuwo ka soo howl gali jirey raadiyaha
kaas oo si weyn uga duwan isa soo hortaaga kaamirada laakiin ay dad badan oo Soomaaliyeed ay aaminsan yihiin inay yihiin wax isku mid ah oo hadii uu qof ka soo shaqeeyey raadyie uu sidoo kale ka howl gali karo telefishinada asagoon u baahneyn wax tababar iyo xirfad kale ah toona arintaas oo ah xaqiiq ahaantii mid qaldan. 





Gaarsii Dhamaan Asxaabtaada inTa internetka iSticmaasho (share and tag ..) Jazakallah
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada