Daawo Sawirada Nin Maseyr Dartiis Xaaskiisa U Gawracay + Warbixin

Daawo Sawirada Nin Maseyr Dartiis Xaaskiisa U Gawracay + Warbixin

Ivan Esack, oo ah nin 38 jir ayaa shalay waxaa xukun ku riday maxkamad ku taala wadanka Ingiriiska kadib markii lagu helay dambi ah inuu dilay xaaskiisa.

Ninkaan ayaa la sheegay inuu u dulqaadan waayay xaaskiisa oo saaxiib la noqotay nin kale.

Esack ayaa marar badan u digay xaaskiisa. Ninkaan ayaa dukaan kasoo gatay mindii iyadoo cameradaii dukaanka ay qabatay isagoo gaadanaya mindidaas.

Gacan ku dhiig lahaan ayaa xaaskiisa ku dhex dilay goob ay ka hawl gali jirtay oo ay ku lahayd meel timaha lagu hagaajiyo, haweeneydaan ayaa da'deedu ahayd 33 jir.

Ninkaan ayaa lasheegay inuu si fool xun u dilay haweenaydaas isagoo 11 jeer mindida uga muday qoortra iyo xabadka.

Dilaagaan ayaa qirtay inuu dillay xaaskiisa isagoo aysan ka muuqan wax murug, damqasho iyo khushuuc ah.
--->





 

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada