Maxaa keena ninka naagtiisa inuu naco????

Maxaa keena ninka naagtiisa inuu naco????

Naaagaha qaarkooda waxay ka sheegtaan nimankooda oo aan danaynin, taasi waxay u malaynayaan inay ka timid dhanka qurux la'aanta sida sanka oo weyn oo kale ama naaso yaryar ama caloosha oo weyn ama wejiga fin badan leh ama timaha adag, iyadoo sidaasi jirto iyagana waxay rabaan xiriirka gogosha inuu sii jiro laakin ma oga qaladaad ayay galayaan oo ninka u keenaya inuu galmada ka cararo qaladaadkaas waxaa ka mid ah.


  1. inaysan ku dadaalin haweeneydu nadaafada jirka hoose iyo koreba
  2. naysan is qurxinin oo timaha ku dadaalin oon isticmaalin waxyaalaha carfo sida barafuunka iwm.
  3. dhar ninkeeda kiciya inaysan qaadanin, maxaayeelay nimanka dharka quruxda badan oo soo saaraya naagta jirkeeda aad bay u jecelyihiin
  4. afkeeda inuu ka baxo ur, ama farjigeeda gudihiisa si daran u soo uro, ama timaha hoose ka soo baxo dhididka dartii ur, waxaa la rabaa shuunka inay iska xiirto markaas ay nadiifiso meesha oo dhan, afkana mar kaste cadaysato
  5. inay mar kaste ninkeeda dood iyo dalab la daba taagantahay 


  6. Waxaan oo dhan waxay keenaan ninka inuu naagta gogosheeda ka fogaado oo naag kale raadiyo, marka waxaa loo baahanyahay inay naagta gadaal u eegto nolosheeda guriga, naagaha soomaali qaarkooda waxay yaqaanaan inay is qurxiyaan marka ay bannaanka aadayaan gurkigeeda mark ay la joogto ninkeeda waxay u soo xirataa diricii saaka ay kula jirtay kushiinka oo caan jeerada ku dubaysay iyadoo aan soo qubaysan xitaa markaas ayay leedahay nimanka daacad ma aha !!!

    Qaboobe majecli garoob danbe inaa arko so ku wii kunagaado gurugooda illahoow kayeeel my walalaheyga

    Aamiin Dhaha.

    Share u Dheh Saaxibadaa Facebookga Thanks Qaraabo
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada