MUCJISADII NABI MUUSE OO KALE AYAA LAGA ARKAY KUURIYA.. DHACDO & MUQAAL...

MUCJISADII NABI MUUSE OO KALE AYAA LAGA ARKAY KUURIYA.. DHACDO & MUQAAL...


Nabi Muse CSW waxa uu ilaahay ku badbaadiyay isaga iyo asxaabtiisa wado yar oo biyaha dhexdooda uu ilaahay uga jeexay ayadoona uu ilaahay ku badbaadiyay dhamaan asxaabtiisa.

Nabi Muuse Ilaahay waxa uu ka baryay in uu u badbaadiyo asxabiisa ayadoona 12-wado uu ilaahay uga dhax jeexay bada taa oo ugu danbeyntii lagu maasheeyay wixii raacsanaa Fircoon iyo taageerayaashaasi.
Muuqaal u ek sida wadadii Ilaahay uu u furay Nabi Muuse ayaa lagu arkay waqooyiga Kuuriya halkaasi ilaahay uu ka jeexay wado uusan Insaan sameysan karin waligeed.

Labo Jaziirad oo aad iskugu dhow uu ku yaala waqooyiga kuuriya ayaa waxa uu ilaahay u sameeyay wado dheer oo isku xirta labada jaziirad taa oo dhamaan dadka labadaasi jaziirad ay si fudud isaga kala gubaan taa oo ilaahay ugu sahlay.
Nin socdaalka jecel ayaa soo helay wadaasi ayadoona inta badan dadka labadaasi jaziira aysan horay u aqoon waxa ay tahay wadaaasi waxa ayna noqotay mucjizo hor leh oo wada jaziiro u dhaxeysa. subxanallaah (share Like )

Share and like all muslims to see qaraabo

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada