DAAWO Soomaalidii dishay labadii wiil ee Ingiriiska lagu dilay oo lasoo qabtay lana xakumay (Talow Maxaa lagu xakumay)

DAAWO Soomaalidii dishay labadii wiil ee Ingiriiska lagu dilay oo lasoo qabtay lana xakumay (Talow Maxaa lagu xakumay)


Soomaalidii dishay labadii wiil ee Ingiriiska lagu dilay oo lasoo qabtay lana xakumay (Talow Maxaa lagu xakumay).

Magaalada Milton Keynes ayaa mudo sanad & xoogaa laga joogo waxaa lagu dilay laba wiil oo Soomaali ah kuwaasoo la sheegay in ay dileen Soomaali kale, baaritaan dheer kadib waxaa lagu guuleysatay in la keeno maxkamad kuwii wax dilay iyadoo la sheegay in hubka loo adeegsaday laga soo iibiyay dalka Holland hadaba waxaa maxkamada horteeda isku qabsaday labadii la sheegay in ay dambiga geysteen iyagoo isku eedayay aniga ma ogoleen adigaa xabada ku risay & wax la mid ah.

Hadaba waxaa lagu xakumay 32 sano iyo 38 sano. wiil sedexaad ayaa asna kasoo muuqday maxkamada kadib markii dambi lagu waayay lasii daayay maadaama tuhun loo heystay markii hore.



_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada