Robotyo la dagaalamaya Burcad Badeedda Soomaalida Oo Lasoo Saaray, Daawo Video.

Robotyo la dagaalamaya Burcad Badeedda Soomaalida Oo Lasoo Saaray, Daawo Video.


Burcad Badeedda Soomaalida oo caan ka noqday caalamka ayaa markaan laga sameeyay xayeysiin ama dacaayad ka dhan ah , waxaana laga daawaday xayeysiintaan TV yo caalami ah iyadoo si xeeladeysan looga adkaanayo Burcadda.

Waxaa xayeysiintan sameeysay Turkiga iyadoo lagu xayeysiinayo shirkad Turkish ah oo elektrooniga Yurub sameysa taasoo Vesel lagu magacaabo waxaana ka daawan klartaa video gan iyadoo Burcad badeeda ay afduubanayaan markan sida qalabka ay shirkadaasi sameyso oo kuntuunaro ku jira balse markii dambe ay robbotyadii ku soo baxayaan burcada ayagoo bogga kaga dhacaya kuna daadinayo badda sidaasoo furihii Markabka lagu wareejinayo kabtankii waday Burcadiina lagu tumanayo.

Burcad Badeeda Soomaalida ee halista badan ayaa waxey caan ka noqdeen caalamka iyadoo xataa markaan xayeysiin iyo filimo lagu keeno arrimaha ay ku dhaqmaan.


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada