Daawo Video - Tartanka Quruxda Dumarka Somalia Ayaa Markii Ugu Horeysay Ka Furmay Magaalada Jigjiga (Daawo Muuqaalka Gabdhaha Tartamayo)

Daawo Video - Tartanka Quruxda Dumarka Somalia Ayaa Markii Ugu Horeysay Ka Furmay Magaalada Jigjiga (Daawo Muuqaalka Gabdhaha Tartamayo)


Waxaa tartan lagu tartamaayo quruxda haweenka ama gabdhaha lagu qabtay magaalada jigjiga.

Waana markii ugu horaysay ee tartan noocaan oo kale ah uu ka dhaco halkaasi.

Tartankaan ayaa gabdhihii tartamaayay waxaa lagu gudoon siiyay hadiyado qaali ah siiba gabdhaha galay kaalinta 1'aad, 2'aad iyo 3'aad.


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada