Fanaanada Nimco Dareen Iyo Ahmed Budul Oo Iskula Dhaantayay Jigjiga + Video

Fanaanada Nimco Dareen Iyo Ahmed Budul Oo Iskula Dhaantayay Jigjiga + Video

Boqorada Dhaantada  Nimco Dareen iyo fanaanka Ahmed Budul ayaa soo saray muuqaal hees dhaanta ah oo aad u macaan marka fiiriso laxanka erayada iyo ciyaarta sida jaanta la iskula helayo.

Fanaanada Nimco Dareen ayaa dhaantadaan  ku bilaawday iyada oo xiran dharka hidaha iyodhaqanka waxayna sidoo kale racaysay xoolo iskugu jira Lo Iyo Geel.

Dhanka kale fanaanka Ahmedd Budul ayaa isna dhankiisa si qurxoon u ciyaarayaydhaantada waxuuna ku labisnaa dharka hidaha iyo dhaqanka ay u xirataan raga Soomaaliyeed.

Fanaanada Nimco Dareen ayaa inta badan marka ay tagto dhuka hooyo soo tumato dhaantada canka ay ku yihiin bulshada dagta gobolada waqooyi galbeed.





Gaarsii Dhamaan Asxaabtaada inTa internetka iSticmaasho (share and tag ..) Jazakallah
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada