Kulanka Umada Islamka "Bishwa Ijtema" Ay Isugu Yimaden 3 Malyuun Oo Qof. Daawo Sawiro.

Kulanka Umada Islamka "Bishwa Ijtema" Ay Isugu Yimaden 3 Malyuun Oo Qof. Daawo Sawiro.


Intaan ka aheyn cibaadada xajka ee isugu timaado malaayiin qof ee dunida ka kala timid.  Umada islamka waxey isugu yimadan kulanka BISHMA IJTIMA Oo tookadaan ka dhacay Dhaka, ee Wadanka Bangaladesh, waxaa isugu yimid kulankaan tirakor u dhaafeysa 3 malyuun qof oo jamaaca ah oo ka kala socda caalamka daafihiisa. 

Tirada dadka oo aad u batay aawadeed ayaa waxaa laga kala dhigay in lakala qabto kulamada labo jeer oo kala ah. kulan koowaad oo dhacaaya 11-13 january 2013. iyo kulanka labaad oo dhacaayo asagana 16-18 january 2013.  

Halkaan Ka Daawo Sawirada Oo Dhameestiran




W/Q: Adan Yo


Gaarsii Dhamaan Asxaabtaada inTa internetka iSticmaasho (share and tag ..) Jazakallah


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada