Heesta Waqti ee Gulled Ahmed Oo Loo Doortay Heesta Sanadka 2012 Daawo Video.

Heesta Waqti ee Gulled Ahmed Oo Loo Doortay Heesta Sanadka 2012 Daawo Video.

Heesaha Soomaalida ee muuqaal ahaanta loosoo duubay sanadkii hore ee 2012 ayaa waxaa ay ahaayeen kuwa horumar ka muuqda marka loo eego sanadahii tagay ee lasoo dhaafay, hadaba waxaa sanadkii tagay ee 2012 Video aan caadi aheyn oo ay WMN u aqoonsatay inuu yahay Video gii sanadkii tagay ee 2012 noqday heesta Waqti ee Gulled Ahmed uu qaaday taasoo lala dhacay quruxda iyo qaabka casriyeysan eeloo sameeyay.

Midab ahaan iyo jilitaan ayaa waliba waxaa ay hadana heesta tahay mid ka duwan heesahii hore iyadooo la siiyay effects nooca hollywood u dhigma , waxaana ay taasi keentay in bahda WMN ay dadaalkaasi dartiis Videogaan siiyaan best video 2012.


Waxaa Video-gaasi sameeyayshirkada Jae Pix halka ay director ka aheyd Jihaan oo ah gabar Soomaaliyeed.




Gaarsii Dhamaan Asxaabtaada inTa internetka iSticmaasho (share and tag ..) Jazakallah

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada