Dowlada Pakistan oo cagta saartay wadadii ay mareen Dowlada badan oo carab ah iyo Xaalada Dalkaasi oo iminka kacsan.

Dowlada Pakistan oo cagta saartay wadadii ay mareen Dowlada badan oo carab ah iyo Xaalada Dalkaasi oo iminka kacsan.


Kumanaan kun oo dibadbaxayal ah ayaa iskugu so obaxay wadooyinka Magalada wadanka laga hogaamiyo ee Islamabad , Mudaharaadayasha ayaa dalbanaya in lamagacaabo xiliga la qabanayo doorasha Madax tinimada ee Wadankaa taas oo aan ilaa hada la shacin .

Mudarahada yashani oo socodkooda kasoo bilaabay Magalada Lahor ayaa safar lug ah kusojiray mudo kabadan 24saacadood si ay ugaaran Magalada Islamabad oo ah Casimadka Wadanka.

Ilaa iyo hada Mudaharaada ayaa ayay usuurta gashay in xilka lagaqado Ra’isul waraahii Wadanka ninka lagu magacabo Raja Pervez Ashraf, xilkaqaadistisa ayaa waxaa ku dhawaqay gudoomiyada maxkamada sare ee wadanka ayadoona Ra’isulwasaraha lagu soo oogay Musuqmasuq iyo Caladaro , sidookale Gudoomiyaha Maxkamada sare ayaa kadalbaday in lasoo xiro Raja Pervez Ashraf iyo 16qof oo kale oo ayagane .

Ugu danbaytii isu soo baxayadani ayaa yimid kabid ka markiWadad lagu Magacabo Dr Tahirul Qadri oo mardhaw sogalay Wadanka uu ku dhiirigaliyay Dadwaynaha in ay isugu sobaxan Wadooyinka si ay Dowlada xilka uga qadan taasi oo ay ilaa hada uga suurta gashay in Ra’isulwarahii xilka laga qado, sikastaba isu soobaxayaasha ayaa ilahada wadooyinka ayadoo aan la ogayn ilaa inta ay sii tagnaan doonan.

WD:Mohamed Hassan egalle 
Cigale885@hotmail.com
Karachi-Pakistan

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada