Fanaanada Ayaan Tromso Oo Soo Saartay Muuqaal Cajiib Ah Daawo Video

Fanaanada Ayaan Tromso Oo Soo Saartay Muuqaal Cajiib Ah Daawo Video

Fananaada reer Norway Ayaan Tromso ayaa soo saartay muuqaal ay ku soo jiidatay tageerayaal badan oo xiisayo fanka iyo heesaha leh muuqalada wanaagsan.

Ayaan Tromso oo ah fanaanada fanka dhawaan ku soo biirtay ayaa durba fanka la soo gashay dardar iyo heeso leh muuqaalo cajiib ah kadib markii mudo bil gudaheeda ah ay soo sartay ilaa iyo sadax hees oo wato muuqalo.


Heestaan cusub ayaa lagu magacaba Jaceyl Waa Utun waxaana erayada u samayay fanaanka ahna abwaanka iyo waliba mulaxamiistaha  Xasan Dhuxul Labsalaax oo ah abwaanka soo saaray Fanaanka Mursal Muuse.


Ayaan Tromso ayaa ah fananada leh joog iyo soo jiidasho waana fanaanad

aad u jacel fanka rabtana in fanka Soomaaliya ay meel sare ka gaarto.




Gaarsii Dhamaan Asxaabtaada inTa internetka iSticmaasho (share and tag ..) Jazakallah

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada