Gabdhaha isticmaala facebook oo qarka usaaaran in ay qaadaan stress

Gabdhaha isticmaala facebook oo qarka usaaaran in ay qaadaan stress




Sidoo kale warbixin iyadane lagu qorayay jariidad laga leeyahay dalka Japan ayaa sheektay in gabdhaha status kooda aan laga bixin comment ay ka murugo badan yihiin gabdhaha kale, inbadan oo ka tirsan gabdhaha Asia ayaa ku qaada stres kadib markii hadalka ay soo qoraan laga bixin waayo comment.

Dalka Australia gabdha isticmaala facebook 69% waa kuwa update gareeya hadalada ay soo qoraan status ka, iyaga oo sheegay in aysan iska xakameen karin in maalinkasta ay hadal qoraan.



W/Q : Daalac Daahir Shoot

Gaarsii Dhamaan Asxaabtaada inTa internetka iSticmaasho (share and tag ..) Jazakallah

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada