Maxaa Kudhacey Handadii Shane Westlife...??

Maxaa Kudhacey Handadii Shane Westlife...??

Sanadka 2012 kii tagey,Shane filan waxey sheektey inaay shiidey.
maalkii ay laheeyd oo dhan westlife waxbo kama yaalaan, waxaa kayaala oo kaliya hal sheey.

maxuu yahay kaa?
kadib markii maalkeeda oo dhan laqaatey,waxaay calaf kuyeelatey inay inuu uharey hal sheey oo aad uqaalisan kaasi oo ah faraantigii guurkeeda ayada iyo Gillian.

Faraantiga diamond ka ah oo qiimahiisa udhikma lacag dhan £ 31,958.
faraantigaan oo qiimahiisa uu yahya £ 31,958 waxaa uu noqtey hantida ay lee yahiin Shane iyo xaaskiisa.

xiligaan lajooga xaalada Shane ayaa ah mid aad Ironis ah, xiligii uu ahaa Westlife mid caan ah, waxaa uu ahaa mid kamid ah ragga ugu taajirsan  asiga oo hantidiisa gaareysay boqolaal milyan oo Pound Sterling sanad waliba.

shiidka kudhacey Shane waxaa uu soo bandhigay bishii Juni 2012, kadib markii uu burburat group-ka westlife, kahor waxaa kudhacey dhaqaale xuma taas oo kuqasabtey inuu iibiyo hantidiisa qaar badan.

Nin fanaan ahaa oo caalamka laga yaaqaaney inuu shiidkaa kudhaco maxaa sababi karo???

Comment-kaada waa Muhiim thanks.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada