Irina Shayk: Ma Aqaano Waxa Dadku Libiskayga Ku Amaanaan Daawo Sawiro Style Ah.

Irina Shayk: Ma Aqaano Waxa Dadku Libiskayga Ku Amaanaan Daawo Sawiro Style Ah.


Irina oo ah gebadh looga danbeeyo dhinaca xayaysiinta libiska ayaa sheegtay in aay aad ula yaabtay sida dadka u amaanaan waxa ayna sheegtay in aay mar kasta aragto iyada oo la ammanayo hadana aysan garanayn waxa ay ku mutaysatay.

Irina oo ah saxibta Xiddiga Ronaldo ayaa sheegtay in aay aad ugu faraxsan tahay mar hadii aay dunida taageerayaal badan ku yeelatay iyadoo sheegtay in ay dadka u sheegaan in styalkeeda uu yahay mid soo jiidasho leh taasna ay ku farxaday sida ay ka dhawaajisay Gebadhaa ka soo jeeda Dalka Russia ayaa dhoor jeer oo hore isku soo sharaxday tartanka quruxda aduunka waxa ayna kaalinta koowaad ka gashay tartan Russia lugu qabtay sanadkii hore kaa oo kaalinta koowaad ka soo muuqatay .








Gaarsii Dhamaan Asxaabtaada inTa internetka iSticmaasho (share and tag ..) Jazakallah

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada