Fartun Birimo Oo Soo Bandhigtay Sawiro Ay Ku Shaacineyso In Meherkeedii Hanad Aheyn Qurbo Siro- Daawo .

Fartun Birimo Oo Soo Bandhigtay Sawiro Ay Ku Shaacineyso In Meherkeedii Hanad Aheyn Qurbo Siro- Daawo .

Fanaanada codka macaan kuna wanaagsan jilidda heesaha dareemaha xanbaarsan Fartun Birimo ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday meherkeedii qurbo sirada ahaa ee ay la gashay fanaanka codka macaan ee Faysal Hanad .


Waxa ayna Fartuun Birimo haatan bisha malabka macaankeeda kula qaadaneysa magaalada xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya , iyadoo meherkoodi sanadki hore dhmaadkiisa soo baxay inakstoo xiligaas ahaan qurbo siro uun .


Birimo ayaa haatan nasasho iyo baashaal ku qaadaneysa magalaadaas iyadoo sawiro ay arintaas ku shaacineyso soo bandhigtay , waxa ayna labada fanaan haatan soo wadaan heeso cusub oo qaab qatar ah loo soo jilay .





_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada