Farxiyo Kabayare Iyo Hodan C/rixmaan oo Farxiyo Fiska Ka Caawinayo Iska Caabintayda Bashiir Hanuuniye + Heesta Daawo

Farxiyo Kabayare Iyo Hodan C/rixmaan oo Farxiyo Fiska Ka Caawinayo Iska Caabintayda Bashiir Hanuuniye + Heesta Daawo

Farxiyo Fiska oo maanta soo saartay hees sida ka muuqato wali daba joogta dagaalkii iyada iyo fanaanka Musiga caanka ku ah ee bashiir hanuuniye ,waxaana heesta lagu magacaaba Cilmi.

Heestaan markii Farxiyo Fiska  soo galiyay aalada wax lagu baahiyo ee Youtube ,waxaa halmar ku soo xiray boggaga Facebook ay ku leeyihiin labada fanaan ee kala ah Farxiyo Kabayare Iyo Hodan C/raxmaan waxaana taas dad badan ay ku macnayeen in ay ku tageerayaan farxiyo Fiski in iska caabiso Bashiir Hanuuniye oo dagaal jogta ah ku haayo fananada Fiska.


Farxiyo Kabayare ayaa ku soo qortay Bogeeda Facebook erayo ka mid ah erayada heesta cusub ee soo qaaday Farxiyo Fiska "Ciirsi ruuxi kuu xiga ,haku noqon cadwgii cidhibtiray walaalkii wooooooooooooooooooow noolow fiska"


Sidoo Kale Hodan Cabdi Raxmaan  waxay soo qortay erayo ka mid ah heesta waxayna ku soo qortay facebook.

Dad Badan oo fanka jacel ayaa arintaan ku sheegay in Farxiyo Kabayare iyo Hodan C/rixmaan ay  la safanyihiin fanaanda Farxiyo Fiska oo dagaal faneed kala dhaxeeyo fanaanka Bashiir Hanuuniye.


Walow dadka qaarna ay qabaan in Farxiyo Kabayare Iyo Hadan C/raxmaan in ay soo jiidatay erayada heesta cusub balsa ay kala xigsanayn Fiska Iyo Bashiir Hanuuniye oo horay u ahaa dad is qaba.




_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada