Garoonka kubada cagta Magaalada Kismaayo oo si rasmi ah loo furay(Daawo farqiga u dhaxeeyo Garoomada Kismaayo iyo Muqdisho)

Garoonka kubada cagta Magaalada Kismaayo oo si rasmi ah loo furay(Daawo farqiga u dhaxeeyo Garoomada Kismaayo iyo Muqdisho)

Garoonka kubada cagta Magaalada Kismaayo oo si rasmi ah loo furay , waxaana furitaankiisa hadala ka jeediyay Mas’uulyiin ka tirsan Maamlka KMG ah iyo xirirka kubada cagta jubada hoose. Kubadii ugu horeysay ayaa waxaa laaday Madaxa Arimaha Bulshada ahna Afhayeenka Maamulka Jubboyinka Cabdinaasi Seeraar Maax.


Waxaa eedeeyn loo soo jeediyay xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed oo wax alaale waxii magaca sportiga somaliya lagu soo qaado geeya Magaalada Muqdisho.Xaqii Soomaaliweyn magaceeda lagu soo qaada ama aduunka ugu deeqa dalka Soomaaliya waxaa liqdaa Magaalada Muqdisho. Magaca Soomaali ayaa waxuu noqday mid ay ku qaraabtaan Beelaha dega muqdisho. Hadii laga tashani waayo waligeed dulu iyo dib dhac uunbaa lagu jiraya. Halkan hoose ka eeg Garoonka kubada cagta Muqdisho oo lagu goglayo Cowska aartifishilka ah, halka ka kismaayana aad indhiniina ku aragtaan. Somaliya maanta ma jirto dowlad cadaalad ah nin walba deegaankiisa isagaa dowlad ka ah ee reer jubalanoow isku tashada.


Inkastoo waqti ka faa, iideysi uu jiro hadana muqdisho waa magaala madaxdii somalia.waxaana wanaagsan marka hore muqdisho ineey bilicdeeda soo noqotaa si dadka wax bixiyo eey u arkaan in somalia eey wado wanaagsan ku socoto.

weey jiraan wax is daba marin eey reer muqdisho aga faa, iideysanayaan daruufaha wadanka haaysto.anaga hadii eeynu nahay dadka jubooyinka dego waa inaanan ku tashanin inuu muqdisho wax inaga soo gaaro.waa inaan anaga isku tashanaa oo aan garoomadeena caarada ka qadanaa oo dadkana tusinaa inuu waxqabadkeenu yahay horumar iyo da, daal anagoonan eedeyn qoomiyad kale.samirkana waa inaan badinaa ilaa aan ogaano halka aan wax u raadsani karno.





_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada