iLLA QosoLkA MaNtA - Sheeko Dhaxmartay Wiil SoOmaLi Ah Iyo Profesorka Jamacada U Dhigayay?

iLLA QosoLkA MaNtA - Sheeko Dhaxmartay Wiil SoOmaLi Ah Iyo Profesorka Jamacada U Dhigayay?

Sheeko yaa badan Mid ciyaalka xaafada ah aya jaamacad 'Law' ama sharciga laga barto dhiganayay, imtixaankii final-ka ayuu ku dhacay xariifki macqul ma ahan ayu dhahay Proffessor-ki ayu u tagay wuxu dhahay:

Adiga sharciga hadad wax ka taqaano su'aal an ku weydina hadad ka jawabto waxan ogolahay imtixanka in an ku dhacay lakin hadad ka jawaabi weyso ii ogoloow Kaalinta 1aad 'A' in ad ii so qorto.

Professor-ki asago qoslaya ayu dhahay 'wan ogolahay, Xariifki wuxu dhahay waxad shegta '' Wax sharci ah lakin aan Macquul aheyn iyo Wax Macquul ah lakin an sharci aheyn iyo Wax Sharci an aheyn Macquulna an aheyn?

Proffessor-ki Bidaarta ayuu ka dhididay xabad sigaar ah ayuu shitay jawab ma hayo ee Kaalinta 1aad an kuu ogolahay camal ayu dhahay, 'A' aa loo so dhajiyay xariifki.


Maalinki 2aad Proff-ki wuxu go'ansaday in uu ardayda weydiyo su'aashi oo aheyd 'Wax sharci ah lakin aan Macquul aheyn iyo Wax Macquul ah lakin an sharci aheyn iyo Wax Sharci an aheyn Macquulna an aheyn'? 

Ardaydi kuligooda farta ayey taageen ,anaa shegayo,ana shegayo camal' markaasa Profesor-kii mid ka mid ah ardayda dhahay adiga sheeg camal.

Ardaygi wuxu dhahay 'macalin adiga 65 jir ayad tahay naagtaadana 28 jir waye taas Sharci waye lkn Macquul ma ahan camal,Naagtaada waxey xiriir la leedahay Wiil 23 jir ah taasna waa macquul lakin sharci ma ahan,, Wiilka Naagtaada xiriirka la leh asagoo imtixanka ku dhacay in aad kaalinta 1aad uso qorto Sharcina mahan Macquulna ma ahan'.

Macalinkii markaas aa miyir ugu dambeeyay... kkkkkk


_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada