Jilaaga Caanka Ah Ee Shahrukh Khan oo Ay u Dhaarteen Urur Lagu Magacaabo Indian Mujahideen sababtu maxey tahay?

Jilaaga Caanka Ah Ee Shahrukh Khan oo Ay u Dhaarteen Urur Lagu Magacaabo Indian Mujahideen sababtu maxey tahay?



Actarka wayn  ku caan baxay soo sarista Filimaanta hindiga ah Shahrukh Khan ayaa cabsi xoogan soo wajahday kidib markii caga juyglayn iyo hanjaabado kula kulmay Uruur la yiraahdo Indian Mujahideen

Shahrukh Khan ayaa Booliiska Magaalada Mumbia waxa ay ku warejiyeen ilaalo gaar aha si ay waardiya uga qabtaan asiga iyo Qoyskiisa sida xogta lugu healay laakiin arinta ayaa sii kululaatay kidib markii asiga iyo Booliiska khilaaf soo kala dhaxgalay .

Actarka ayaa la sheegay in lugu helay hadalo midab takoor ah xili uu dawanayay Ciyaar cricket IPL islamarkaana la sheegay in earayo aan haboonayn u adeegsaday Ciyaartoy Bakistaaniyiin ahaa  taasna waxaa la sheegay in cadayntooda booliiska heleen hayeeshee arinta ayaa loo malaynayaa in khilaafka booliiska kala dhaxeyo salka ku hayso .


Acatrka ayaa soo saray filimaan hindiya oo iskugu jira qayba kala duwan waxa uuna ka mid yahay Fanaaniinta aadka loo jacayl yahay asiga oo inta badan filimaantiisa ay yihiin kuwa ugu badan ee aadka loogu xiran yahay waxa uuna soo saray filimaan badan oo aduunka ku firiirsan. .

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada